Iftin Foundation

Launching a Training for the 4th Batch of the Next Economy Program

23-kii September 2018, waxaa hoolka tababarka hay’adda Iftin Foundationoo ah hay’ad waddani ah oo ka shaqeysa arrimaha waxbarashada iyo horumarinta dhalinyarada Soomaaliyeed lagu daahfuray tababarka dufcaddii 4-aad ee nasiibka u yeelatay inay ka mid noqdaan barnaamijka The Next Economy ee ay hay’adda Iftin ka fulinayso Magaalada Muqdisho.

Kani waa boqolkii 4-aad ee ka qeybgalayaasha The Next Economy ee lagu tababaro magaalada Muqdisho waxa uuna socon doonaa muddo lix bilood oo wajiyo kala duwan ah.

Waxaan u rajeynaynnaa guul ka qeybgalayaasha.

Scroll to Top
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.