Iftin Foundation

Daah-Furka Imtixaanka Sanad Dugisyeedka 2021-2022 ee Fasalka 4aad.

Muqdisho 18 June 2022

Waxaa maanta si rasmi ah u billaawday imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee dalka kaasoo ay u fariisteen 35,000 (Sodon iyo Shan kun) oo arday, imtixaanka oo ka wada dhacaya dhammaan gobollada dalka, wuxuu socon doonaa shan cisho oo xiriir ah.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la dardaarmay ardayda imtixaanka galaysa asagoo daahfuray Imtixaanka fasalka 4aad ee Dugsiga Sare sanad dugsiyeedka 2021-2022. Maxamed Xuseen Rooble ayaa u mahad celiyay Waalidiinta iyo Macalimiinta kusoo tacbay ardayda maanta galaysa Imtixaanka.

 

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa hay’adaha ay khusayso kula dardaarmay in Imtixaanka si wanaagsan loo maamulo isla markaasna lugu dadaalo sidii uu si nabad iyo xasilooni ugu dhammaan lahaa.

Scroll to Top
Privacy Overview

This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.