Iftin Foundation waxay hay’adaha kale uga duwan tahay, marka ay cilmibaaris ama xog nala wadaagayso waxay na soo hordhigtaa lambarro iyo tiro aan la diidi karin.
E-mail: info@iftinfoundation.org | Mobile: +252 (0)615507800
Masha Allah IFTIN FOUNDATION. Shaqo fiican ayaad dhamaan umadda soomaalida ah aad u haysaan. Kaalin lama ilaawaan ahna waad ugu jirtaan. Shaqada halkaas kasii wada, ilaahayna haydinla garab galo.
Iftin Foundation aad bay dadku ugu bogeen barnaamij-yada kala duwan ee aad bulshada u qabataan. Halkaas kasii wada shaqada wanaagsan ee aad haysaan. Waan idin soo dhawaynaynaa in badan. Mahdsanidiin.